DAAWO: Ibrahimovic oo ka yaabsaday taageerayaasha kooxihii doonayay (Ma Hammarby ayuu ku biiray?)

0

(Los Angeles) 26 Nof 2019 – Laacibka Zlatan Ibrahimovic ayaa ka yaabsaday taageerayaasha AC Milan iyo kooxo kale kaddib markii uu bogga Instagram ku daabacay muuqaal muujinaya funaanadda kooxda Hammarby.

Yeelkeede, arrintan ayaan dad badan ka daadegin waayo kooxdani waa mid xitaa sidaa ugu firfircoonayn horyaalka dalkeeda Sweden oo ay ugu dambaysey 2001-dii, sidoo kalena waxay leedahay koox kuwa min 5-ta ah.

Waxaa kale oo arrintan mugdi sii gelinaya in Ibrahimovic uusan waxba ku qorin muuqaalka, balse uu kaliya kusoo wadaagey  Instagram.

Mid ka mid ah dadka Swedish-ka ah ee faallada ka dhiibtey muuqaalkan ayaa kusoo qoray: ”Fadlan kaftan uu hakaa ahaato!”.

 

Visa det här inlägget på Instagram

 

@hammarbyfotboll

Ett inlägg delat av Zlatan Ibrahimović (@iamzlatanibrahimovic)

Hadalsame Media