DHEGEYSO: Xilka Unai Emery oo qalqiil ku jira, googoosyo ku saabsan suuqa kala iibsiga & warar kale

0

(London) 05 Nof 2019 – Waxaan halkan idiinkugu haynaa warar googoos ah oo kala duwan sida natiijooyinka Horyaalka Talyaaniga, Unai Emery oo uu xilkiisu qalqiil ku jiro.

Lukaku oo barbarreeyay rikoodhkii Ronaldo, ciyaar Serie A ah oo Baarlamanka dalkaa gaartey iyo warar googoos oo ku saabsan suuqa kala iibsiga.

Hoos ka dhegeyso warbixinta oo uu soo jeedinayo Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media