DAAWO: Sida LIIDATA ee loola dhaqmo gabdhaha Soomaaliyeed ee dalka Masar

0

(Qaahira) 11 Sebt 2019 – Gabdho Soomaaliyeed oo adeegayaal ama jaariyado ka ah dalka Masar ayaa meel ka dhacyo badan kala kulma dadka ay u shaqeeyaan.

Gabadhahaa Soomaaliyeed oo ay qaarkood dhaawacmo qabaan sida saliid karkarsan oo lagu shubay ayaa BBC-da u warramay, waxaana dhibka gaarey ka daran cabsida ay ku nool yihiin iyagoo u muuqda dad rakaato lagu haysto iyadoo loogu hanjabayo in la musaafurin doono.

Dowladda Masar oo ay arrintan BBC-du wax ka waydiisey ayaa ka gaabsatay inay gebi ahaanba ka hadasho.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka:

Hadalsame Media