Xulka Somalia oo maanta wajahaya dhiggiisa Uganda (Goorta & goobta)

0

(Uganda) 03 Agoosto 2019Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kulan xiiso badan maanta la dheeli doona dhiggeesa Uganda ciyaar qeyb ka ah tartanka chan cup 2019.

Ciyaartan ayaa ah midii labaad ay wada ciyaarayan labadan xul iyado kulankii hore uu ka dhacay dalka jabuuti ciyaartaas oo ku soo dhamaatay 3-1 oo loogu adkaaday xulka Soomaaliya.

Wiilasha Ocean Stars ayaa maalmihii ugu dambeyay waxey tababar adag ku qaadanayen dalka Uganda.

Xalka kulankan kaliya wuxuu u muuqdaa iney kaliya kaga badiyaan xulka Uganda tiro goolal 3-0 ah.

Ogeysiis ciyaarta:

Tartanka: Chan Cup 2019

Xulalka; Soomaaliya vs Uganda

Garoonka: logogo Stadium

Saacada: 4:00.

Xigasho: Cabdifitaax Naani

Hadalsame Media