DHEGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga Yurub (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 29 Luulyo 2018 – Warar goosgoos ah oo ku saabsan suuqa kala iibsiga horyaallada waawayn ee Yurub, gaar ahaan horyaallada Ingiriiska, Talyaaniga, Spain iwm & sheeko kale oo xiise badan oo ku saabsan koox Ingiriis oo u sabab ah inay Juventus ku ciyaarto funaanadda ay haatan ku dheesho oo kaalmo waydiisatey.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu diyaariyay Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha Hadalsame.com.

 

Hadalsame Media