DHEGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga Yurub (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 23 Luulyo 2019 – Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaaradda Yurub oo haatan maraya meel xasaasi ah.

Waxaannu ku eegi doonnaa horyaalka EPL ee dalka Ingiriiska iyo ciyaartooyda ay doonayaan kooxaha waawayn iyo sidoo kale horyaallada kale ee waawayn sida La Liga iyo Serie A-da dalka Talyaaniga.

Halkan hoose ka dhegeyso warbixin uu ka diyaariyay Maxamed Xaaji, tifaftiraha Hadalsame Media.

 

Hadalsame Media