(Hadalsame) 23 Luulyo 2019 – Halkaan waxaa idiinku soo Gudbinayaa sida loo kala qaato Mushaarka Dowladda
Wasiir + Xildhibaan = $7000
Wasiir = $4000
Xildhibaan = $3000
Wasiir Ku xigeen = $2000
Agaasime Guud = $1400
Agaasime Waaxeed = $700
Shaqaale Xafiis = $400
Shaqaale Nadaafadeed = $200
Askari = $100
Askari ayaa waxaa uu leeyahay Isaga ka ka hadlaya Dhibaatada Ciidamada Haysata
“MAALINKII MA BAAHIYAA, HABEENKIINA MA BAASUUKAA”
Inta Askari la siinayo 100 Doolar waxaa Xaqiiqo ah in Soomaaliya aysan Nabad iyo Nolol heli doonin waligeed inta ay Cadaaladdarrada sidan tahay.
Waxaa Diyaariyay: Amiin Yuusuf Khasaaro
FG: Waxaa jirtay mar aanu askarigu xitaa boqolka heli jirin, balse taa micneheedu maaha in boqol doollar uu askarigu ku noolaan karo, isagoo ah qofka qura ee naftiisa huraya marka la eego dhamaanba shaqooyinka meesha ku taxan ee ka mushaarka badan tobannaanka jeer.
Hadalsame Media