”Oo maxaa Soomaali Carab u galay?!!” – Arag falcelinta shacabka Kenya ee bayaankii Baarlamanka Carabta

0

(Qaahira) 21 Juun 2019 – Shalaytoole, Baarlamanka Jaamacadda Carabta ayaa soo saaray bayaan uu ku taageerayo midnimada gayi ee dalka Somalia iyo inay iyadu mas’uul ka tahay xasilloonideeda iyo karaamadeeda bad, berri iyo cirba.

Waxaa bayaanka ku qornaa digniin loo jeedinayo Kenya oo lagu eedeeyay inay sheeganayso biyaha dal Carbeed, iyadoo ku socota aragti aan sharci ahayn oo ay weliba ku hanjabeeyso inay faragelinayso arrimaha gudaha Somalia, si ay teeda u gaarto.

Haddaba, dadka Kenyan-ka ihi sidee arrintaa uga fal-celiyeen?

(Qaahira) 20 Juun 2019 – Baarlamanka Jaamacadda Carabta ayaa soo saaray bayaan uu ku taageerayo midnimada gayi ee dalka Somalia iyo inay iyadu mas’uul ka tahay xasilloonideeda iyo karaamadeeda bad, berri iyo cirba.

Waxaa bayaanka ku qoran digniin loo jeedinayo Kenya oo lagu eedeeyay inay sheeganayso biyaha dal Carbeed, iyadoo ku socota aragti aan sharci ahayn oo ay ku faragelinayso arrimaha gudaha Somalia, si ay teeda u gaarto.

Hadalsame Media