Saacadda & taariikhaha ay is arkayaan kooxaha ciyaaraya Koobka ICC oo lasoo saaray

0

(New York) 09 Juun 2019 – Waxaa sidii xagaa kasta dhici jirteyba, 17-ka bisha Luulyo ee soo aaddan bilaabmaya Koobka Horyaallada Caalamka ee International Champions Cup, kaasoo ay ka qayb gelayaan dhamaanba kooxaha waawayn ee qaaradda Yurub oo qaarado kala duwan ku dheeli doona.

Haddaba, agaasinka Koobkan ayaa iminka soo saaray saacadaha iyo taariikhaha la dheeli doono kulamada oo noqonaya sidatan:

17 July 3.00 am: Rome-Guadalajara
18 July 5.00: Arsenal-Bayern Munich
July 20 at 13.30: Manchester United-Inter
20 July 22.00: Benfica-Guadalajara
21 July at 00.00: Arsenal-Roma
21 July 2.00: Bayern Munich-Real Madrid
July 21 at 13.30: Juventus-Tottenham

July 24 at 1.00: Real Madrid-Arsenal
24 July 3.00 am: Bayern Munich-AC Milan
24 July 3.00 am: Guadalajara-Atletico Madrid
July 24 at 13.30: Juventus-Inter
25 July 2.00 am: Roma-Benfica

July 25 at 13.30: Tottenham-Manchester United
27 July at 1.30am: Real Madrid-Atletico Madrid
July 28 at 21.00: AC Milan-Benfica
3 August 6.30pm: Manchester United-AC Milan
4 August at 4 pm: Tottenham-Inter
10 August at 6.00 pm: Atletico Madrid-Juventus

Hadalsame Media