TOTTENHAM VS LIVERPOOL: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Madrid) 01 Juun 2019 – Waxaa caawa magaalada Madrid lagu soo abyayaa dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub oo ay caawa ciyaarayaan labada naadi ee reer Ingiriis ee Liverpool iyo Tottenham Hotspurs.

Dhanka Spurs: Pochettino ayaa dhowr jugood qaba oo u baahan inuu xaaladda qiimeeyo, min Winks ilaa Vertonghen iyo Rose. Balse shakiga ugu wayni wuxuu haraynayaa Kane, kaasoo kasoo kabtay jug anqowga ah, balse aan weli ash ahayn: Waxaa dhici karta inuu ilkaha isku qabto si uu u safto habeenkan taariikhiga ah.

Dhanka Reds: Klopp wuxuu dib u helayaa weerar dhexe ee Firmino: waxaa lagu wadaa inuu Brazilian-kani safto daqiiqadda 1-aadba. Khadka dhexe wuxuu shaki ku jiraa Wijnaldum-Milner. Inta kale waa sidii loogu tala galay.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 22 GAZZANIGA, 6 SANCHEZ, 24 AURIER, 21 FOYTH, 33 DAVIES, 16 WALKER-PETERS, 52 SKIPP, 17 SISSOKO, 12 WANYAMA, 11 LAMELA, 17 LLORENTE
  • 22 MIGNOLET, 6 LOVREN, 12 GOMEZ, 18 MORENO, 7 MILNER, 20 LALLANA, 8 KEITA, 21 OXLADE-CHAMBERLAIN, 23 SHAQIRI, 27 ORIGI, 15 STURRIDGE

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

Hadalsame Media