XULKA CIYAARAHA: Guardiola oo ka tegi kara Man City, Hazard oo u xirxiran dhanka Real & warar kale (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 16 Maajo 2019 – Waxaa la hadal hayaa in Pep Guardiola uu ka tago kooxda Man City haddii uu hirgalo ganaaxa FFP ee UEFA oo ay dhici karto inay sanad ka ganaaxdo CL.

Waxaa kale oo la sheegayaa inuu Edin Hazard u xirxiran yahay dhanka horyaalka La Liga isagoo ku biiraya kooxda Real Madrid.

Halkan hoose ka dhegeyso kuwan iyo warbixinno kale oo uu diyaariyay Axmed Cali Kaahiye.

Hadalsame Media