(Lake Charles, LA) 15 Maajo 2019 – Madaxwaynaha Maraykanka ee Donald Trump ayaa shalay booqday magaalada Lake Charles, Louisiana, markii uu barasaabka gobolkaasi, Billy Nungesser uu kaga yaabsaday iskaalsho uu ku sawiran yahay Trump oo xitaa tintii silloonayd leh.
Trump ayaa deeto isagoon is dhibin wuxuu gacan qaaday Nungesser, isagoo farta ku fiiqaya sawirkiisa kabta la hoos geeyay isla markaana qoslaya.
Sigsaantan, oo uu sameeyay kambaniga Gumball Poodle, ayaa laga heli karaa suuq danabeedka Amazon iyadoo ay durba dad badani iibsadeen.
Arrintan ayaa ka yaabisay dad badan oo Soomaaliyeed oo shaki la’aan ay qaar badan oo ka tirsani ku tilmaami lahaayeen bahdilaad lagu sameeyay Madaxwaynaha, iyadoo baraha bulshada lagu arki lahaa qoraallo badan oo baratakool ka hadlaya.
.@realDonaldTrump is greeted by Lieutenant Governor Billy Nungesser who was wearing “Trump Socks” as he arrives at the Chennault International Airport Lake Charles, LA. pic.twitter.com/DCTGtnz1VO
— Doug Mills (@dougmillsnyt) May 14, 2019
Hadalsame Media