AC MILAN VS UDINESE: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Milano) 02 Abriil 2019 – Waxaa caawa fiidkii ballansan labada kooxood ee AC Milan vs Udinese, iyadoo kooxda hore doonayso inay kasoo kabato laba guuldarro oo ka dhex gashay guulo xiriir ahaa.

Dhanka Milan: Gattuso ayaa kacaaminaya shaxdiisa fadhiidka ah, isagoo lagu cadaadiyay inuu u rogo  4-3-1-2 oo uu muddo dheer ka madax adaygayay, Paquetà ayaana ka gadaal ciyaaraya Piatek iyo Cutrone. Waxaa la kaydiyay Suso, oo kulamadii ugu dambeeyay ilaa dhowr bilood kuble noqday.

Dhanka Udinese: Tudor ayaa waxaa ka ganaaxan  Stryger Larsen iyo Sandro. Waxaa shaki ku jiraa Ekong, oo loo yeerey balse dhib qaba. Weerarka waxaa hal boos iskula dheggan Lasagna-Okaka.

KAYDKA LABADA KOOXOOD

  • 25 REINA, 90 A. DONNARUMMA, 20 ABATE, 33 CALDARA, 23 STRINIC, 17 ZAPATA, 21 BIGLIA, 93 LAXALT, 16 BERTOLACCI, 11 BORINI, 8 SUSO, 7 CASTILLEJO
  • 88 NICOLAS, 7 PERISAN,  24 WILMOT, 13 INGELSSON, 3 SAMIR, 8 BADU, 15 LASAGNA, 14 MICIN, 91 TEODORCZYK

GANAAXAN

  • Sandro (1), Larsen (1)

AAN LA HELI KARIN

  • Bonaventura, Conti
  • Barak, Nuytinck

Hadalsame Media