HINDIYA: Duuliyihii lasii daayay oo sabab u noqday moodo cusub oo garka loo jarto + Sawirro

0
(Delhi) 04 Maarso 2019 – Duuliyihii ay dhowaantan sii daysey dowladda Pakistan oo soo riddey dayuuraddiisii ayaa sabab u noqday in dalka Hindiya uu ka bilowdo nooc cusub oo shaarubka loo xiirto.
Duuliye Abhinandan Varthaman ayaa haatan dalka Hindiya looga arkaa geesi qaran, taasoo keentay inay raggu ku daataan moodada uu shaarubkiisu u dhisnaa jarriin ahaan.

Ragga Hindiya ayaa bilowday inay qaataan moodadan oo ah nooc la is raacinayo shaarubka iyo hareedadda, kaasoo iminka Hindiya looga yaqaanno “Abhinandan Style.”

Hoos ka arag falcelinta dadwaynaha…


Hadalsame Media