(New York) 24 Feb 2019 – Waxaa xoowli ku soconaya afgembi maalin cad lagu qaaday Nicolas Maduro oo ah madaxwaynaha Venezuela kaasoo uu ka dambeeyo Maraykanka, oo ay ku taageereen dowladaha Galbeedku.
.@SecPompeo, especialista de la CIA en operaciones de bandera falsa, cree que engaña al mundo con un camión quemado en Colombia por sus propios agentes. Aquí está la verdad: pic.twitter.com/ISFXmFMSAt
— Jorge Arreaza M (@jaarreaza) February 24, 2019
Sida ay sheegtay gayfane ka hor jeedda tillaabadaasi oo la yiraahdo Sara Flounders, dadka diiddan qorshaha Maraykanka waxay maanta 150 dibed bax ka dhigayaan daafaha caalamka, si loo muujiyo bay tiri in dadka caadiga ihi ay ka horjeedaan nooc kasta oo faragelin shisheeye ah.
Dibed baxyada ayaa horayba uga sii socdey Maraykanka, iyadoo ay Flounders lafteedu ka qayb gashay mid uu halku dheggiisu ahaa ‘Maya dagaal Venezuela’ oo ka dhacay New York City.
Waloow ay dadka Maraykanku diiddan yihiin nooc kasta oo faragelin dibadeed ah, warbaahinta Maraykanka qaarkeed ayaa dadka ka dhaadhicinaysa “arrin aabi iyo ogaal la’aani ka muuqato” taasoo ah in uu dhici a´rabo nidaamka Maduro.
Run ahaantii, Flounders waxay sheegtay in Venezuela ay inta badan taageersan tahay siyaasadda ijtimaaciga ah ee Caracas.
Today, in Ottawa, Canada, protesters marched from Justin Trudeau’s office to the United States Embassy to demand that @JustinTrudeau and @realDonaldTrump keep their “greedy” hands off of #Venezuela‘s resources.#HandsOffVenezuela #VenezuelaCoup #Venezuela #cdnpoli #LimaGroup pic.twitter.com/wI51LTI5RW
— Dimitri Lascaris (@dimitrilascaris) February 23, 2019
Recorriendo las calles de Caracas, en calma, tranquila. Le envío mis saludos y agradezco al pueblo de Nueva York por su solidaridad activa, expresada en las calles, con Venezuela. ¡La Paz Vencerá! pic.twitter.com/eWsuVkAJde
— Nicolás Maduro (@NicolasMaduro) February 24, 2019
A video I made for the concert on the Venezuelan side of the border tonight. #handsoffvenezuela pic.twitter.com/hZUtxmswk5
— Roger Waters (@rogerwaters) February 24, 2019
Charlotte, NC says: #HandsOffVenezuela #TrumpHandsOffVenezuela #23Feb pic.twitter.com/vdzwWB2bWi
— International Action Center (@iacenter) February 23, 2019
40 people rallied at Perseverance Park in downtown #Syracuse NY including members of Upstate Drone Action + the Workers Center of Central NY. A covert U.S. drone was recently deployed in an assassination attempt on President Nicolas Maduro #HandsOfVenezuela #23Feb @nowaronVE pic.twitter.com/FVxRZrLiKh
— International Action Center (@iacenter) February 23, 2019
#HandsOffVenezuela #23Feb @nowaronve @AntiwarMN @MnPeaceActionC @MintPressNews pic.twitter.com/tuaBUCNHdr
— emma (@bymyelf) February 23, 2019
#HandsOffVenezuela #23Feb @nowaronve @AntiwarMN @MnPeaceActionC @MintPressNews pic.twitter.com/xBzPoS0uQk
— emma (@bymyelf) February 23, 2019
Hadalsame Media