Soomaaliya oo soo bandhigtay Habraac cusub oo ku saabsan heshiisyada lala galayo shirkadaha iyo dalalka shisheeye

0

(Muqdisho) 20 Feb 2019 – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay habraac Wasaaradaha Xukuumadda faraya inay mariyaan heshiisyada lala galayo Hay’addaha Shisheeye iyo dalalka Shisheeye.

Habraaca cusub ee Xukuumadda Soomaaliya

Hadalsame Media