DAAWO: Dareenka shacabka Hargaysa ee muranka diblomaasiyadeed ee Somalia & Kenya

0

(Hargaysa) 19 Feb 2019 – Waxaa Sabtigii mar qura soo baxay go’aan aad loola yaabay oo ka yimid dhanka Kenya, kaasoo ay kaddib eedo badan ku sheegtay inay dalkeeda ka cayrinayso danjirihii Somalia, keediina u yeeratey.

DF Somalia ayaa iyaduna markeeda arrintaa uga jawaabtey si aad uga macquulsan qaabka hujuumiga ah ee Kenya, balse ilaa iminka arrintu cirka ayay ku laalan tahay, iyadoo ay saaka ganacsatada Qaadka ee Somalia sheegeen inay joojiyeen Qaadkii Kenya.

Haddaba, shacabka Soomaaliyeed ee reer Hargaysa ayaa ka hadlaya dareenkooda iyo moowqifkoodu ku aaddan arrintaasi ee hoos ka daawo.

Muuqaalka: Universal TV

Hadalsame Media