(Milano) 31 Jan 2019 – Waxaa caawa gegada San Siro ee magalaada Milano isku fara saaraya kooxaha Inter Milan iyo SS Lazio, si ay u dhamaystiraan nus-dhamaadka oo ay ilaa hadd usoo bexeen kooxaha AC Milan, Fiorentina iyo Atalanta.
Dhanka Inter: Perisic waa loo yeerey waloow ay jeedinayaan warar suuqeedku. De Vrij, waa daaley, waana maqan yahay. Waxaa markiisii 1-aad safka ku jira laacibka cusub ee Cedric. Shaxda Spalletti waa 4-3-3, waxaana khadka dhexe mar kale fursad helaya Gagliardini. Weerarku waa labada Argentine ee Lautaro-Icardi.
Dhanka Lazio: Marusic iyo Acerbi ayaa soo laabanaya isla daqiiqadda 1-aad, khadka dhexe waxaa dhooban ilaa 5 laacib oo ay geesuhu marna weerarka raacayaan marna daafaca waana shax qaab qaab laastiig ah u jiidmaysa oo ah 3-5-1-1. Luis Alberto ayaa weerarka ku kaalmeeynaya qannaaska Immobile.
Panchina
- 27 PADELLI, 46 BERNI, 87 CANDREVA, 21 CEDRIC, 23 MIRANDA, 29 DALBERT, 8 VECINO, 20 BORJA VALERO, 15 JOAO MARIO, 44 PERISIC, 74 SALCEDO
- 24 PROTO, 23 GUERRIERI, 4 PATRIC, 13 WALLACE, 14 DURMISI, 25 BADELJ, 66 JORDAO, 96 MURGIA, 11 CORREA, 32 CATALDI, 20 CAICEDO, 7 BERISHA
GANAAXAN
- –
AAN LA HELI KARIN
- Keita, Vrsaljko, De Vrij
- Luiz Felipe
Hadalsame Media