DAAWO: Muqdisho oo ay kusoo qulqulayaan DALXIISAYAAL caalami ah

0

(Muqdisho) 30 Jan 2019 – Waxaa sanadihii dambe, waloow ay dhibaatooyin jiraan misna soo hagaagaysey xaaladda nololeed iyo maqaam ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho oo kasoo kabanaysa dagaallo daba dheeraaday oo muddo ka jirey welina wax ka dambeeyaan ayaa soo jiidanaysa dalxiisayaal caalami ah, waxaana magaalada yimaada dad ka kala socda daafaha caalamka.

Waxaa dhowaan yimid dad Malaysian ah oo dalxiisayaal ah, kuwaasoo lasoo tusay qaybaha kala geddisan ee magaalada kuwaasoo ay ka mid tahay xarunta Ufficio Governo oo ah xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka DAAWO…

Hadalsame Media