AC MILAN VS SSC NAPOLI: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Milano) 26 Jan 2019 – Waxaa caawa fiidkii kulanka todobaadkan 21-aad ee horyaalka Talyaaniga isku fara saaraya labada kooxood ee 80-meeyadii sida gaarka ah u xafiiltami jirey ee AC Milan vs SSC Napoli.

Dhanka Milan: Piatek oo Arbacadii kusoo biiray Milan ayaa diyaar ah balse kaydka ayuu ku bilaabanayaa waxaana sidaa darteed safanaya Cutrone, waxaa soo noqday Kessie iyo Romagnoli oo ganaax ku seegay guushii Genoa. Zapata waa dhaawac waxaana dhacda inuu bil maqnaado.

Dhanka Napoli: Hamsik ayaa soo nastay wuxuuna kasoo muuqan karaa safka 1-aad kulanka San Siro, balse waxaa ka yara cad cad Zielinski,. Waxaan loo yeerin Allan iyo Rog. Koulibaly iyo Insigne ayaa ganaax kasoo laabtay. Mertens-Milik ayaa boos weerarka ah isku haysta.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 90 A. DONNARUMMA, 35 PLIZZARI, 20 ABATE, 12 CONTI, 93 LAXALT, 16 BERTOLACCI, 18 MONTOLIVO, 7 CASTILLEJO, 4 MAURI, 11 BORINI, 19 PIATEK
  • 25 OSPINA, 27 KARNEZIS, 2 MALCUIT, 23 HYSAJ, 13 LUPERTO, 31 GHOULAM, 11 OUNAS, 9 VERDI, 17 HAMSIK, 14 MERTENS

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Zapata, Caldara, Bonaventura, Biglia, Reina
  • Chiriches

Hadalsame Media