DEG DEG: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay in xabsiga lagu sii hayo nin British ah oo lagu qabtay walxaha qarxa

0

(Muqdisho) 23 Jan 2019 – Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay in xabsiga dhexe lagu hayo Eedeysane Antony Thomas Cox.

Ninkab oo ah 48-jir u dhashay England, kaas oo loo heysto Isku day khatar gelinta deganaanta guud iyo Ku guuldarreysiga sheegitaanka walxaha qarxa xilligii baaritaanka ayaa sii xirnaan doona.

Maxkamadda ayaa xarigga ninkan u cuskatay Qod-(332-531) ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Hadalsame Media