Shir Muhiim u ah dhaqaalaha iyo Ganacsiga Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho+SAWIRRO

0

(Muqdisho) 22 Jan 2019 – Shir ku saabsan Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Finland ayaa furmay Magaalada Muqdisho waxaana ka qaybgalaya Ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa ajaanib ah.

Shirkaan ayaa la sheegay inuu socon doono labo maalmood waxaana uu saakay ka furmay AVE PERMIER HOTEL ee Magaalada Muqdisho iyadoona ay ka qaybagalayaan inta badan. shirkadaha ganacsiga Somaaliya.

Waxaa shirkaan ka qeybgalaya sidoo kale Madaxda Sar sare iyo Ganacsato labada dal ka socda, waxaana la filayaa ineey kasoo baxaan is afgarad ku saabsan iskaashiga xaga ganacsiga iyo dhaqaalaha ee labada wadan.

Hadalsame Media