”Waa inaan la xisaabtannaa Trump!” – Ilhaan Cumar oo lagu daray 3 guddi oo muhim ah

0

(Washington, DC) 19 Jan 2019 – Wakiilka Ilhaan Cumar ayaa lagu daray Guddi-hoosaadka Koongarayska ee Arrimaha Dibedda, sida ay ku dhawaaqday afhayeennada Aqalka Wakiillada ee Nancy Pelosi.

Cumar ayaa Twitter-ka kusoo qortay in ay ka mid noqotay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibedda, maalmo uun kaddib markii sidoo kale lagu daray Guddi-hoosaadka Tacliinta iyo Shaqada.


“Ka qof si dhow usoo arkay riiqda dagaal, waan ku faanayaa in aan ka mid noqdo guddi dusha ka eegaya arrimaha dalkeenna — iyo madaxwaynahan iyo ficilladiisa dibedda,” ayay tiri Cumar.

“Ma jiro xilli ka adag oo ay iman lahayd. Waxaan u baahan nahay in xayndaabka xuquuqda aaduhu uu madaxwaynaha u raacdo meelaha wax lagu xiro isagoo la socda.” ayay raacisay, iyadoo sidoo kale sheegtay inay hubaal ka dhigayaan in shaqooyin la abuuro, caafimaadka carruurta iyo la helo waxbarasho bilaash ah.


Hadalsame Media