
(Brasilia) 17 Jan 2019 – Biriqdu waxa ka mid tahay ifafaalayaasha dabiiciga ah ee dunida lagu arko iyadoo uu aadanuhu diin ahaan iyo saynin ahaan ka haysto aragtiyo kala geddisan qaabka ay u samaysanto.
Meelaha ay biriqdu ku dhacdo waxaa ka mid ah daaraha dhaadheer, garoomada ciyaaraha, dhulalka iyo badahabbannaan iyo xitaa dayuuradaha hawada ku jira.
Haddaba, garoon ku yaalla dalkaasi Brazil ayay biriqi dhowaantan ku dhacday jeer ay habsami leh uga socotey ciyaar kubadda cagta ah, waxaana ku waxyeelloobey mid ka mid ah ciyaartooydii oo garoonka dhoolli looga qaaday.
Halkan hoose ka DHEEHO…
Fulmine in campo, sfiorato il dramma – SportmediasetTGCOM24 http:https://t.co/hQFFZMmixZ via @Sport_Mediaset
— Hadalsame Media (@HadalsameMedia) January 17, 2019
Hadalsame Media