(Nairobi) 15 Jan 2019 – Jugta qarax wayn iyo rasaas ayaa laga maqlay xaafadda 14 Riverside ee Westlands, sida ay sheegtay jariidadda Star.
“Waa dhismaha Dusit D2 iyo Guddiga Qoondada Dakhliga halka ay wax ka dheceenan,” ayuu yiri mid ka mid ah shaqaalaha.
Waxaa durba goobta yimid ciidamada booliiska oo gawaarida iyo socota lugta ku wargelinaya in ay jidkaa ka weecdaan
“Waxaa weerarka soo qaaday dad aan la garanayn” ayuu yiri Roland oo goobta ku sugan.
Hadalsame Media