Tirada Suxufiyiinta iyo shaqaalaha warbaahinta ee sanadkan la dilay (Akhriso)

0

(Barasalis) 31 Dis 2018 – Ururka Suxufiyiinta IFJ  ayaa sheegay in sanadkaan sii dhamanaya la dilay 94 Weriye iyo shaqaale warbaahineed kuwaas oo si yaabo kala duwan dalal kala duwan ugu dhintay dilal bareer, qaraxyo iyo rasaas wiifto ah.

IFJ ayaa sheegtay in mar kale ay cirka isku shareertay sanadkaan tacadiyada ka dhanka ah warbaahinta iyo suxufiyiinta waxaana warbixinta IFJ lagu sheegay dalalka ay dhaceen weeraradaasi.

Waxaa ka mid ah.


Afghanistan:  Oo Lagu dilay 16 Weriye


Mexico: Oo Lagu dilay 11 Weriye


Yemen: Oo Lagu dilay 9 Weriye


Syria: Oo Lagu dilay 8 Weriye


India: Oo Lagu dilay 7 Weriye


Pakistan: Oo Lagu dilay 5 Weriye


Somalia: Oo Lagu dilay 5 Weriye


United States: Oo Lagu dilay 5 Weriye

Philippines: Oo Lagu dilay 3 Weriye
Ecuador: Oo Lagu dilay 3 Weriye
Brazil: Oo Lagu dilay 3 Weriye
Colombia: Oo Lagu dilay 2 Weriye
Palestine: Oo Lagu dilay 2 Weriye
Guatemala : Oo Lagu dilay 2 Weriye


Ecuador: Oo Lagu dilay 3 Weriye
Brazil: Oo Lagu dilay 3 Weriye
Colombia: Oo Lagu dilay 2 Weriye
Palestine: Oo Lagu dilay 2 Weriye
Guatemala : Oo Lagu dilay 2 Weriye

Hadalsame Media