DAAWO: Maxaa MW Cabdiweli Gaas u qabsoomay ama ka khaldamay 5-tii sano ee uu xilka hayey?

0

(Garoowe) 28 Dis 2018 – Waxaa 8-da bisha soo aaddan ee Jannaayo uu baarlamanka Puntland soo xulayaa Madaxwaynaha maamulkaasi xukumaya 5 sanadood oo soo socda.

Haddaba, Gundhig ayaa warbixin ka sameeyay waxa 5-tii sano ee lasoo dhaafay u qabsoomay MW Cabdiweli Gaas oo laftiisu haatan ka mid ah musharrixiinta cusub.

Waxaa warbixintani is barbardhigaysaa khilaafka DF, waxqabadka muuqda, wixii lagu fashilmay in la qabto, dekedda Boosaaso, dagaalladii dhacay, wixii la khalday iwm, sida ay la tahay Gundhig oo warbixinta isku dubba riddey.

Hoos ka DAAWO…

Hadalsame Media