(Muqdisho) 22 Dis 2018 – Qarax Ismiidaamin ah oo aad u culus ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho agar ahaan bar koontarool oo ku dhaw Tiyaatarka Qaranka oo aan ka fogeyn madaxtooyada Soomaaliya.
Lama oga khassaaraha ka dhashay weerarkan hase ahaatee waxaa la arkayay qiiq iyo uuro cirka isku shareeray.
Faahfaahinta la soco goor dhow, Insha Allaah!
Hadalsame Media