(Muqdisho) 18 Dis 2018 – Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday shirkadda Sahan Research, taasi oo lagu eedeeyay inay halis ku tahay amniga Qaranka, Xasilloonida iyo wadajirka dalka Soomaaliya.
Sahan Research waxaa madax ka ah Muwaadin u dhashay Canada oo lagu magacaabo Matt Bryden.
Akhriso qoraalka Wasaaradda amniga qaranka Soomaaliya

Hadalsame Media