(Muqdisho) 18 Dis 2018 – Cali Maxamed Geeddi, Raysal Wasaarihii hore ee DFKG ahaa ee dalka Somalia ayaa ka hadlay arrimihii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay.
Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in loo baahan yahay in xilka lakala sugto loona tartamo qaab dimoqraaddi ah laakiin aan loo baahnayn in wax lagu raadiyo qaab foowdo ah.
Cali Maxamed Geeddi ayaa sidoo kale ka hadlay in qaab siyaasadeed lagu raadiyo xuquuqda iyo maqaamka Gobolka Banaadir, kaasoo uu sheegay in uu yahay mid waajib ah.
Hadalsame Media