(Nyon) 17 Dis 2018 – Waxaa la sameeyay isku aadka Koobka Horyaallada Yurub wareeggiisa 16-ka kaasoo iminka lasoo afjaray.
Kulamada ugu adag waxaa ka mid ah Man United vs PSG iyo Liverpool vs Bayern Munich.
Halkan hoose ka dheeho isku aadka oo dhan:
Schalke v Man City.
Atlético Madrid v Juventus.
Manchester United v PSG.
Tottenham v Borussia Dortmund.
Lyon v Barcelona.
Roma v Porto.
Ajax v Real Madrid.
Liverpool v Bayern Munich.

Hadalsame Media