Muxuu Faysal C Waraabe ka yiri xarigga Rooboow? (Daawo)

0

(Hargaysa) 15 Dis 2018 – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa marka hore waxa uu cambaareeyay banaanbaxyada rabshadaha wata ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay Magalada Baydhabo, isaga oo ka tacsiyadeeyay dadkii rabshadahaas ku geeriyooday.

Wax uu sheegay in ay aad uga xun yihiin waxa ka dhacayay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana uu ku baaqay in la sii daayo Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).

“Waan cambaareyneynaa xariga loo geystay Mukhtaar Roobow,waana ka xunahay dadka ku dhintay Magalada Baydhabo,Farmaajo waxa uu wadaa kaligiis talisnimo ee ha joojiyo,sidoo kale waxaan ka dalbanayaa Ciidamada AMISOM inay Soomaaliya isaga baxaan ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Hadalsame Media