(Baydhabo) 15 Dis 2018 – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa go’aan kasoo saaray xasaradda ka taagan magaalada Baydhabo ee ka dhalatay xiritaankii Mukhtaar Rooboow.
Maamulka KG ayaa sheegay in rabshadaha ka soconaya Baydhaba ay faraha kula jiraan dhinacyo kala duwan oo halis ku ah amaanka iyo xasilloonida KG.
Maamulka ayaa u tacsiyeeyay dadkii ku geeriyoodey rabshadihii ugu dambeeyay iyagoo dhanka kale sheegay inay doorashadu ku dhacayso waqtigii loo qorsheeyay.
Halkan hoose ka akhriso warsafadeedka…

Hadalsame Media