(Laascaanood) 08 Dis 2018 – Guddiga xal u raadinta colaaddii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacday dhowaan deegaaka Dhumay ee gobolka Sool ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo ay kaga hadlayaan dhibaatadii dhacday iyo qaabka lagu xaliyay.
Qoraalkan oo ah mid dheer ayaa la sheegay in uu xal u noqon karo dhinacyaddii Beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay deegaanka Dhumay. Collaadii deegaanka Dhumay ayaa galaafatay nolosha ku dhawaad 170 ruux
Halkaan ka Akhriso Qoraalka



Hadalsame Media