Isku aadka isreebreebka EURO 2020 oo la sameeyay! (Arag Guruubyada)

0

(Dublin) 02 Dis 2018 – Waxaa la sameeyay isku aadka isreebreebka Euro 2020, iyadoo ay Italy ku aadeen xulalka Bosnia & Herzegovina, Finland, Greece, Armenia iyo Liechtenstein.

Germany ayaa wajahaya Netherlands oo ay wada galeen Wareeg C, halka Spain ay la dheelayso Sweden iyo England oo arkaysa Czech Republic.

Arag isku aadka isreebreebka Euro 2020:

Group A: England, Czech Republic, Bulgaria, Montenegro, Kosovo

Group B: Portugal, Ukraine, Serbia, Lithuania, Luxembourg

Group C: Netherlands, Germany, Northern Ireland, Estonia, Belarus

Group D: Switzerland, Denmark, Republic of Ireland, Georgia, Gibraltar

Group E: Croatia, Wales, Slovakia, Hungary, Azerbaijan

Group F: Spain, Sweden, Norway, Romania, Faroe Islands, Malta

Group G: Poland, Austria, Israel, Slovenia, FYR Macedonia, Latvia

Group H: France, Iceland, Turkey, Albania, Moldova, Andorra

Group I: Belgium, Russia, Scotland, Cyprus, Kazakhstan, San Marino

Group J: Italy, Bosnia & Herzegovina, Finland, Greece, Armenia, Liechtenstein

Hadalsame Media