Maxaa iska bedelay jadwalka doorashada maamulka Koonfur Galbeed?

0

(Baydhabo) 01 Dis 2018 – Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa markii sadexaad dib u dhac uu ku yimid iyadoo loo asteeyay waqti kale oo cusub waxaana sidaasi lagu sheegay qoraal maanta ka soo baxay guddiga doorashada hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed.

Hoos ka Akhriso qoraalka Guddiga

Hadalsame Media