COD si toos ah dembiga dilka Khashuuqji ugu caddaynaya MBS oo la helay!

0

(Washington, DC) 22 Nof 2018 – CIA ayaa la sheegay in ay heyso cod laga duubay dhaxal sugaha. Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan kaas oo uu ku leeyahay (Sida ugu dhaqsiyaha badan u aamusiya Jamal Khashoggi)

Xogtaan ayaa waxaa laga helay warbaahinta Turkiga oo si Aad u dhow ula socota arimaha ku xeeran dilkii Jamal 2 October ee sanadkan.

Arrintan ayaa noqonaysa mid si toos MBS ugu caddaynaysa maleegidda dhagartii Khashuuqji lagu khaarajiyay.

Mohamed Dhoore

Hadalsame Media