(Shanghai) 17 Nof 2018 – Kaddib ku dhowaad 10 sanadood oo dhisme ah, waxaa magaalada Shanghai lagu soo bandhigay hoteel dabaq dhuleed ‘earthscraper’ oo dhex jiifa baraag biyo ka buuxaan.
Hoteelkan oo ku kacay 2 bilyan oo yuan ($287.9 milyan oo doollar) ayuu dhererkiisu yahay 88-mitir wuxuuna ku yaallaa degmada Songjiang .
Hoteelkan oo ah Intercontinental Shanghai Wonderland, oo sidoo kale loo yaqaanno Shimao Quarry Hotel, ayaa dhulka hoostiisa ku yaalla, wuxuuna qiimihiisu u dhexeeyaa 3,400 ilaa 3,800 yuan ($489 – $546) habeenkii.
Halkan hoose ka DAAWO….
Hadalsame Media