Nin sawirradiisa looga maadsanayo baraha bulshada + Sawirro (Sabab la yaab leh!)

0

(Escambia, FLA) 15 Nof 2018 – Nin ku nool gobolka Florida oo ku eedeysan in uu daroogada ka ganacsado ayaa wax lagu qoslo ka noqday baraha bulshada, gaar ahaan Facebook, taasoo ay ugu wacan tahay qoortiisa oo aad u wayn.

Charles Dion McDowell, 31 jir, ayaa lagu xirey woqooyiga Florida iyadoo sida lagu eedeeyay uu ka baxsanayay booliiska isagoo daroogo sita.

Deeto, madaxa booliiska degmada Escambia County ayaa bogga booliiska ee Facebook soo dhigay muuqaalka ninkan Charles Dion McDowell waana marka ay arrintiisa cirka ku shareereen dadka adeegsada baraha bulshada.

Hadalsame Media