DHEGEYSO: Somalia oo guulo kasoo hooysey Ciyaaraha Xeegada oo ka soconaya Marooko + Sawirro

0

(Rabaad) 15 Nof 2018 – Waxaa dalka Marooko haatan ka soconaya ciyaaraha Xeegada ee dhallinyarada 18 jirka ka hooseeya, kuwaasoo ay Somalia ku metelayaaan ciyaaryahanno Soomaaliyeed oo ciyaarihii ay ilaa haatan dheeleen natiijo wanaagsan ka keenay.

Jamaal Axmed Cismaan oo ka tirsan idaacadda VOA ayaa khadka telefoonka ee Marooko kula xiriirey Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) oo ah afhayeenka Xiriirka ciyaaraha Xeegada Soomaaliyeed (Somalia Golf Association) ahna ciyaaryahan laftiisu dheela ciyaarta Xeegada.

Hadalsame Media