DAAWO: Wiil la sheegay inuu jacayl dartii Muqdisho iskugu daldalay!

0

(Muqdisho) 13 Nof 2018 – Allaha Unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho isku diley wiil magaciisa lagu sheegay Marxuum Maxamuud kaasoo la sheegay inuu sababsaday jacayl.

Wiilkan oo is daldaley ayaa la sheegay inuu jacayl u qaaday gabar magaceeda ku sheegtay Caasho Shuceyb, taasoo iminka xaas ah, sheegtayna inay wiilka ogaysiisay in la qabo, waloow la sheegay inuu horay xiriir uga dhexeeyay.

Wiilkan iyo gabadha la sheegayo inuu darteed isu diley ayaa ku wada Noolaa Xeryaha Barakacayaasha gaar ahaan mid ku taalla  Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Dadka qaar ayaa u badinaya in wiilku aanu caafimaad ahaan saaxi ahayn.

Hadalsame Media