DAAWO: ”Siyaasadda cusub ee ay Itoobiya horseedka ka tahay waxay kasoo horjeedda wax kasta oo ay Somaliland doonayso!”

0

(Hargaysa) 12 Nof 2018 – Siyaasi ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si qoto dheer u qaadaa dhigay duufaanta cusub ee siyaasadeed ee Geeska Afrika.

Ninkan ayaa waloow uu arrinta ka eegayo dhanka Somaliland misna wax u falanqeeyay si ay ka muuqato xog ogaalnimo isagoo sheegay in hannaankan cusubi aanu saamaxaynin inay dalalka Geesku kala googo’aan, taasoo ah arrin ay muddo cayrsanaysay Somaliland.

”Siyaasadda cusub ee ay Itoobiya horseedka ka tahay waxay kasoo horjeeddaa wax kasta oo ay Somaliland doonayso!” ayuu yiri ninkan oo aynaan magaciisa helin.

Hoos ka daawo warkan falanqaynta ah oo dhamaystiran…

Hadalsame Media