Wax ka ogow sababta Shariif Xasan uu isku casilay

0

(Muqdisho) 07 Nov 2018 – Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha uu isaga casilay xilkii madaxwaynenimo ee koofur galbeed taasoo dadka soo Soomaaliyeed la filaan ku noqotay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ahaa markii uu Shariif Xasan ku dhawaaqayay is-casilaadiisa.

Shariif Xasan ayaa sababta is-casilaaddiisa ku sheegay inuu u turay danta dalka, dadka iyo maamulka Koonfur Galbeed, oo xilliga ku jira marxalad deganaansho la’aan siyaasadeed, iyo jawi doorasho, oo faragelin ay ku hayso Villa Somalia.

HALKAN KA AKHRI WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY SHARIIF XASAN:

hadalsame Media