DAAWO: Maxay Dowladda Federaalku ka tiri is casilaaddii Shariifka oo ay goobjoog ka ahayd?

0

(Baydhabo) 07 Nof 2018 – Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray doorashada Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa sheegay in aanu u tartami doonin doorashada dhowaan qabsoomaysa, isla markaasna uu si KMG ah xilka usii hayn doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Haddaba, waxaa goobta uu Shariifku isku casilayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye oo metelayay dowladda dhexe ee Somalia.

Hadalsame Media