DHEGEYSO: Ka bogo waraysi ku saabsan min kulankii wakiilka QM ilaa doorashada Puntland 2019

0

(Garoowe) 04 Nof 2018 – Waxaa shalay magaalada Garoowe kulan ku wada qaatay madaxda sare ee Puntland iyo ergayga QM u fadhiya Somalia, waxaana laga wada hadlay waxyaabo ay ka mid ahaayeen khilaafka dowladda dhexe iyo gobollada, dagaalka Tukaraq iyo waxyaabo kale.

Haddaba, arrimahaa iyo guud ahaan waxa ka cusub doorashada horraanta sanadka la filayo inay ka qabsoonto Puntland waxaa Hadalsame uga warrantay weriye Umulkhayr Axmed Cawad oo ah wakiil wareed ka tirsan hilinka HornCable Tv oo ku sugan magaalada Garoowe oo ah caasimadda Puntland.

Waxaa waraysiga qaadaya Maxamed Xaaji ee halkan hoose ka dhegeyso isagoo dhamaystiran:

Hadalsame Media