Muqdisho oo martigelinaysa shir caalami ah (Dalal badan oo ku shiraya)

0

(Muqdisho) 26 Okt 2018 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri lagu qaban doonaa shir caalami ah oo ay ka qeyb galayaan 15 dal oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka.

Dalalka Shirkan ka qeeb galaya oo ilaa haatan magacyadooda waxaa lagu sheegay:

1- Azerbaijan
2- Brunei
3- Djibouti
4- Egypt
5- Gabon
6- Iran
7- Kuwait
8- Malaysia
9- Pakistan
10- Qatar
11- Saudi Arabia
12- Sudan
13- Turkey
14- UAE
15- Yemen

Waa shirkii 2-aad oo caalami ah oo Muqdisho ka dhaca sanadihii yaraa ee dambe, iyadoo xilligii dowladdii hore magaalada lagu qabtay shirkii madaxwaynayaasha IGAD.

Hadalsame Media