(Hadalsame) 18 Okt 2018 – The World Economic Forum ayaa soo saaray qiimayntiisa ku aaddan sida ay dalalku u kala musuq badan yihiin, iyadoo tixraacaysa sida ay wax u hal-beegto, sida uu qoray Businessinsider.
Dalalka safka hore uga jira musuqa waa kuwa Africa, Central America, iyo Bariga Dhexe, gaar ahaan dalalka aadka ugu liita sharciga, kala dambaynta iyo dowlad wanaagga, waxaana sanadkan koowaad ku jirta dalka Yaman, taasoo muquuranaysa dagaal sokeeye oo laayaan ah.
Hoos ka eeg 32-ka dal ee dunida ugu musuqa badan…
T29. Sierra Leone — 30

T29. Iran — 30

T29. Ukraine — 30

T29. Gambia — 30

T22. Russia — 29

T22. Paraguay — 29

T22. Mexico — 29

T22. Laos — 29

T22. Kyrgyzstan — 29

T22. Dominican Republic — 29

T22. Honduras — 29

T19. Guatemala — 28

T19. Bangladesh — 28

T19. Mauritania — 28

T17. Lebanon — 28

T17. Kenya — 28

T15. Guinea — 27

T15. Nigeria — 27

T13. Uganda — 26

T13. Nicaragua — 26

T11. Cameroon — 25

T11. Mozambique — 25

T8. Haiti — 22

T8. Burundi — 22

T8. Zimbabwe — 22

T5. Democratic Republic of Congo — 21

T5. Cambodia — 21

T5. Tajikistan — 21

4. Chad — 20

3. Angola — 19

2. Venezuela — 18

1. Yemen — 16

Hadalsame Media