WAARE:- “Isbahaysiga dowlad goboleedyada looma dhisin in lagu mucaarado dowladda dhexe,”

0

(Muqdisho) 13 Okt 2018 -Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ayaa si adag uga horymid go’aamadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada, gaar ahaan magacaabista afhayeenka cusub ee Golaha Cabdullaahi Shiikh Xasan.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxwayne Waare ayaa shaaca looga qaaday arrimo badan oo aan markii hore la ogeyn gaar ahaan sababtii loo dhisay isbahaysiga maamul goboleeyada.

Waare ayaa dhawaan heshiis la galay dowladda dhexe ee Soomaaliya isagoona xariga ka furtay hoggaamiyaasha maamulada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Galmudug oo ay ku soo fool leeyihiin doorashooyin.

Sii Akhari qoraalka

Hadalsame Media