Puntland oo jawaab ka bixisay gafkii Madaxwayne Gaas u gaystay shacabka Koofur Galbeed, Soomaaliya

0

(Muqdisho) 26 Sebt 2018 – Warsaxaafeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa raagalin looga bixiyay hadal Gaf ahaa oo dhawaan ka soo yeeray Madaxwaynaha Maamulkaas Cabdiwali Cali Gaas, markaas oo u hadal ku duray si jees jees ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada Bay iyo Bakool.

Sii Akhari qoraalka soo baxay Puntland

Hadalsame Media