(St. Petersburg) 26 Sebt 2018 – Gabar isku sheegtay in ay tahay “gayfane dadwaye” ayaa tareennada dhulka hoostiisa mara ee Ruushka ka samaysay arrin ay tiri waxaa ku ”ciqaabayaa” nimanka lugaha kala taaga meelaha ay dadwaynuhu joogaan.
Anna Dovgalyuk, oo ah gabar horay ugu soo caan baxday arrimo ay dadku la yaabeen ayaa isku qastay 30 liitar oo biyo ah iyo 6 liitar oo bleach ah, waxayna deeto ku shubaysay niman iska hurdaya gudaha tareenka Metro-ha ee magaalada St. Petersburg.
Halkan hoose ka DAAWO.
Hadalsame Media